Kooxo hubeysan oo caawa dil ka geystay degmo ka tirsan Gobolka Banaadir

Dabley hubeysan ayaa caawa degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho waxay ku dileen nin shacab ah oo ka tirsanaa dadka degaanka. Cumar Khaliif Xasan oo horjooge ka ahaa mid ka mid ah kaamamka barakacayaasha degmada dayniile ayaa la sheegay iney rasaas ku fureen dabley hubeysan oo weerar ku soo qaaday. Warar kale ayaa sheegaya in marxuumka … Continue reading Kooxo hubeysan oo caawa dil ka geystay degmo ka tirsan Gobolka Banaadir